Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dhoobo-daareed: Madaxweyne Deni wuxuu xaqiray xuquuqdii yarayd ee Axmed Karaash (VIDEO)
    Puntland

    Dhoobo-daareed: Madaxweyne Deni wuxuu xaqiray xuquuqdii yarayd ee Axmed Karaash (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 25, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyihii hore ee barlamaanka Puntland, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobodaareed), ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland Siciid Deni inuu masuul ka yahay khilaafka u dhexeeya isaga iyo ku xigeenkiisa.

    C/xakiin Dhoobo-daareed ayaa sheegay in madaxweyne Deni uu kasoo horjeedo in talada Puntland ay wax ku yeeshaan dadka ugu dhow ee la shaqeeya sida madaxweyne ku xigeenka iyo guddoonka barlamaanka.

    Sidoo kale, Dhoobo-daareed ayaa xusay in khilaafka isaga iyo Axmed Karaash uu ka dhashay markii madaxweynuhu uu diiday inuu la tashado ku xigeenkiisa. Wuxuuna tilmaamay inuu kamid ahaa dadkii xalliyay khilaafkaas si uusan bannaanka ugusoo bixin.

    https://www.youtube.com/watch?v=xuaeh8qn3bI

    Cabdixakiin Dhoobo-daareed, ayaa xilka looga tuuray mooshinka uu qabsoomidiisu dhiig ku daatay todobadii bishii November ee sanadkii hore kadib markii ay is khilaafeen isaga iyo madaxweyne Deni, iyadoona maalmo kaddib xubinimadii Xildhibaanimo laga xayuubiyay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.