Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DEG-DEG: Ciidanka Itoobiya oo rasaas la dhacay diyaarad ka degi laheyd Qansax-dheere
    Somalia

    DEG-DEG: Ciidanka Itoobiya oo rasaas la dhacay diyaarad ka degi laheyd Qansax-dheere

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 25, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diyaarad waday gargaar oo ay lee dahay Shirkadda Salaam air, ayaa la sheegay in xabado lagu riday xili ay ku dageysay magaalada Qansaxdheere ee gobalka Baay.

    Ma jiro wax qasaare ah oo gaaray dadkii diyaarada saarnaa waxaana diyaarada ka muuqda rasaastii ku dhacday.

    Wararka ayaa sheegaya in Ciidanka Itoobiya ee saldhiga ku leh agagaark Saldhiga Garoonka Diyaaradaha Qansax-dheere ay rasaasta la dhaceen diyaaradan, wallow ay ka bad-baaday dibna ugu laabatay Magaalada Muqdisho.

    Dhawaanta ayeey ahayd markii ciidmada itoobiya soo rideen diyaarad qalab caafimaad sitay oo ku dagi lahayd magaalada Bardaale, taas oo ilaa hada aysan si rasmi ah uga hadlin Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.