Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Safaarada Shiinaha ee Somaliya oo canbaaraysay booqashada Wasiirka Somaliland ee Taiwan
    Somalia

    Safaarada Shiinaha ee Somaliya oo canbaaraysay booqashada Wasiirka Somaliland ee Taiwan

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 2, 2020Updated:July 2, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safaarada Shiinaha ee Somaliya,ayaa si isdaba joog ah uga jawaab celisay booqashada Wasiirka Arimaha dibada ee maamulka Gobolada Waqooyi Galbeed Somaliya lana magacbaxay Jamhuuriyada Somaliland uu ku tagay Taiwan.

    Taiwan waa dalka 22-aad ee dhaqaalaha iyo horumarka caalamka hogaamiya,isla markaana lagu amaano maamul wanaag,inkastoo uusan haysan aqoonsi rasmi ah oo heer Qaran ah.

    Balse Shiinaha,ayaa Taiwan u arka qayb ka mid ah dalkiisa.

    Waxaase la yaab noqotay in Shiinaha oo ka mid ah 5-ta Wadan ee awooda Qayaxan ku leh Umadaha midoobey uu sidaa u dhibsado ugana falceliyo booqasho Taiwan uu ku tagay Wasiir Maamul Goboleed Somaliya ka tirsan oo saamayntiisa la og yahay.

    Maamulka Waqooyi-Galbeed Somaliya ee la magac baxay Jamhuuryada Somaliland waxuu aad u baadigoobayaa in uu helo uctiraaf Qaranimo 30-sano kadib ku dhawaaqistiisii gooni goosadka aan weli soo dhaweynta helin.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.