Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay, Xafladda Gunaanadka Shirkii Dowladda Federaalka ah iyo Dowladdaha xubnaha ka ah, we Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. https://www.facebook.com/580791179001073/posts/963191410761046/