Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Wareegto kasoo baxday Xafiiska ugu magacaabay Gudoomiye ku-xigeenka Samafalka Gobolka Baay Aadan Xasan Maxamed.