Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Shirka wadatashiga Madaxweynayaasha Dowladaha Jubaland iyo Puntland ayaa lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland iyadoo laga soo saaray War-Murtiyeed rasmi ah. https://youtu.be/DUUjCkCAWCc