Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ansixiyey xeerka Isgaarsiinta Dowladda Puntland. https://www.youtube.com/watch?v=G1_QwjC9eAE