Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Howlgallo ka socda Degaanada Jubbaland
    Somalia

    Howlgallo ka socda Degaanada Jubbaland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 8, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Daraawiish-ta Dowladda Jubbaland iyo Ciidanka DANAB ee ku sugan deegaanka Janaa Cabdalle ayaa saaka xiray dhamaan Wadooyinka soo gala deegaankaas.

    Ciidanka Danab qaybta Jubbaland oo war qoraal ah soo dhigay bartooda Twitter ayaa sheegay in deegaanka Jaana Cabdalle  iyo wadooyinka mara ay xidhan yihiin ilaa 5-KM oo dhinac walba ah loona baahan yahay inta la waddo howlgalka lagu sifaynaayo  Al-Shabaab in shacabka ay ka fogaadaan meelahaas iyo dadka wadda gaadiidka.

    Ciidanka ayaa sheegay in ay bilaabeen howlgal weyn oo guud ahaan Al-Shabaab looga saarayo degaanada ay ka jooggaan Jubbaland.

    Ciidanka daraawish-ta Jubbaland,Ciidanka xooga dalka ee Danab iyo Ciidanka Amison ayaa howlgal ka samaynaaya deegaanka Janaa Cabdalle oo Jimcadii aan soo dhaafnay kala wareegay  Al-shabaab.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.