Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay munaasabad qado ah oo isaga iyo wafdigiisa uu u sameeyay Ku-simaha Ra’iisal wasaaraha Ahna sii hayaha xilka Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed. https://www.youtube.com/watch?v=GwFoZVoNhgc