Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa ka qeybgalay Kulan Madaxda DFS iyo Dowladdaha xubnaha ka ah ay uga arrinsadeen ansixinta heshiiskii lagu go’aamiyey Doorashada Dalka oo la horgeynayo Baarlamaanka.