Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa ka taqaan marinka Caalamiga ah ee Raas-caseyr ee dhaca Puntland ?
    Somalia

    Maxaa ka taqaan marinka Caalamiga ah ee Raas-caseyr ee dhaca Puntland ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 16, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sawirkaan waa munaaradii maraakiibta laga hagi jiray ee ๐‘๐š๐š๐ฌ ๐†๐š๐ซ๐๐š๐Ÿ๐ฎ๐ฎ ama ๐‘๐š๐š๐ฌ ๐‚๐š๐ฌ๐š๐ฒ๐ซ oo ah cirifka bari ee geeska afrika ahna gobolka Gardafuu ee Puntland.

    Magaca Guardafui wuxuu ka kooban yahay labo eray ee talyaani ah oo kala ah “๐ ๐ฎ๐š๐ซ๐๐š & ๐Ÿ๐ฎ๐ข” oo la micno ah ๐€๐‘๐€๐† ๐จ๐จ ๐‚๐€๐‘๐€๐‘ maadaama marinkaas ay maraakiib badan ku dageen waliba xiliga ay dhacayaa ๐๐š๐›๐š๐ฒ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐Œ๐€๐€๐๐’๐Ž๐Ž๐๐Š๐€ la yiraahdo oo arragu yaraado xiligaas.

    Raas casayr waa marin badeed istaratiiji oo dunida caan ka ah waana halka ay ku kala qaybsamaan labada badood ee kala ah ๐›๐š๐๐๐š ๐ก๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐š๐๐๐š ๐ ๐š๐œ๐š๐ง๐ค๐š ๐œ๐š๐๐ฆ๐ž๐ž๐ waxaana isticmaalaan maraakiinta ukala gooshaya qaaradaha sida Africa, Asia & Australia

    Qorshaha dhismaha munaaradda Raas casayr wuxuu soo bilowday ๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ—๐Ÿ— lkn waxaa si rasmi ah loo dhisay sanadkii ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ๐Ÿ’-tii waxaana waagaas loogu magac daray “๐…๐ซ๐š๐ง๐œ๐ž๐ฌ๐œ๐จ ๐‚๐ซ๐ข๐ฌ๐ฉ๐ข” oo ahaan jiray RW-hii Talyaaniga.

    Xigasho:-Abdullahi B Bihi

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somaliaโ€™s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.