Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur-yare oo wehlinayaan Masuuliyiin kale oo katirsan Dowladda Puntland ayaa dhigax dhigay wado laami ah oo isku xiraysa Dagmooyinka Gaalkacyo iyo Bursaalax. https://www.facebook.com/826003914191316/videos/1017022208764819