Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Xubnihii Hirshabelle Ku matali lahaa Doorashada iyo xalinta khilaafaadka heer Federaal.