Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Hormarinta Dhaqaalaha Xuseen Maxamed Cali, ayaa qoraal uu u diray Hay’adaha Qaramada Midoobay ku wargaliyay in Somaliland ka mamnuucday inay Shirar ay ku qabsadaan Gudaha deegaanadeeda.