Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Gudoomiyaha Gobalka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur-yare ayaa qurba joogta ugu baaqay iney ka qayb qaataan dhismaha wadada isku xirta Gaalkacyo, Galdogob iyo Bursaalax.