Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Prof. Xasan Sheekh “Puntland waxay saldhig u tahay Dowladnimada Somalia” (VIDEO)
    Puntland

    Prof. Xasan Sheekh “Puntland waxay saldhig u tahay Dowladnimada Somalia” (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 25, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Pro Hassan Sheikh Ali Nur, ayaa mahad-celin u jeediyay Madaxweynayaasha Dowladaha Puntland iyo Jubbaland, oo uu sheegay inay Soomaalida ka hor istaagsan yihiin dhibaatooyin badan oo kusoo food leh Soomaaliya.

    Prof. Xasan Sheekh ayaa si gaar ah ugu mahad-celiyay Dowladda Puntland iyo Hoggaankeedii kala dambeeyay oo uu sheegay inay garab iyo gaashaanba u muujiyeen dib-u-dhiska Dowladnimada Soomaaliya.

    https://www.facebook.com/5SomaliTV/videos/876713826205655

    “Axmed Madoobe iyo Saciid C/laahi Deni labadaas nin maamulkooda dadka la shaqeeya iyo Soomaaliya qaybta ay ka yihiin waxay hortaagan yihiin mar kale in dhiiga Soomaallliya isku dhex daato,Wax magarato fara badan maanta ma fahamsana balse maalin maal maha ka mid ah taariikhda ayaa qori doonto una garsoori doonta xaqqa ay lee yihiin oo ay taariikhda ku lee yihiin,ilmaha Soomaaliyeedna Taariikhda waxaa loogu qori doonaa Iskuulaadka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.