Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Puntland ?
    Puntland

    VIDEO: Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Puntland ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 25, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cismaan Karaash ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan ay ka qeybgaleen Guddoomiyayaasha Gobolada, Degmooyinka, Saraakiisha amniga iyo Lataliyayaal Madaxweyne.

    Kulanka ayaa todobaadkan looga hadlay dardargelinta shaqooyinka socda iyo adeega dowladnimo ee Bulshada loo hayo. Iyadoo Madaxweynuhu uu warbixino ka dhegaystay Wasaaraddaha , Guddoomiyayaasha Gobolada iyo Degmooyinka iyo masuuliyiinta kale ee kulanka ka qeybgalay.

    https://www.facebook.com/plstatehouseofficial/videos/424882675244616

    Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa faray Golaha Wasiirada, Guddoomiyaasha Gobalada iyo Degmooyinka iyo Saraakiisha Hay’adaha Amniga dardar-gelinta howlaha shaqo ee Shacabka ay u hayaan, si loo xaqiijiyo qorshayaasha Dowladda ee hormarinta Dalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.