Madaxweynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa goor-dhaweyd gaaray Magaalada Muqdisho, oo lagu wado inuu berri ka furmo Shirka Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka.
Wasiiro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale oo katirsan DFS, ayaa kusoo dhaweeyay Muqdisho Madaxweyne Deni.
Idilnews