Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxkamadaha iyo Booliska Puntland oo la barayo ilaalinta Xaquuqda Aadanaha (VIDEO)
    Puntland

    Maxkamadaha iyo Booliska Puntland oo la barayo ilaalinta Xaquuqda Aadanaha (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 29, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xafiiska Difaacaha xaquuqda Aadanaha Puntland ayaa tababar ku saabsan Isla-xisaabtanka Xuquuqda aadanaha ugu qabtay magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland Maxkamadaha, Xeer ilaalinta iyo Booliska Degmooyin gaaraya 5 degmo, oo kamid ah Puntland.

    Degmooyinka Tababarka ka faa’ideysanaya ayaa kala ah Xarfo, Boocame, Taleex, Dangorayo, iyo Godob-jiiraan, oo ka kala tirsan Gobalada Mudug, Nugaal iyo Sool.

    Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Cadaaladda Puntland Ilyaas Cabdi Maxamed, ayaa sheegay in Wasaaradda Cadaaladdu dadaal badan galisay dhowrista xaquuqda muwaadiinta Puntland iyo sameynta xeerarka ku shaqada leh, isagoona kula dardaarantay ka qeybgalayaasha tababarka inay si wanaagsan uga faa’ideystaan casharada, ayna ku dabakhaan shaqooyinka ay bulshada u hayaan.

    https://www.facebook.com/Puntlandstatetv/videos/982277309261195
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.