Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Shirka Ansixinta manhajka Booliiska Puntland oo maanta lasoo gaba-gabeeyay (VIDEO)
    Puntland

    Shirka Ansixinta manhajka Booliiska Puntland oo maanta lasoo gaba-gabeeyay (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 29, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland lagu soo gaba-gabeeyay maanta Shirka Ansixinta Manhajka Ciidanka Booliska Dowladda Puntland, kaas oo muddo saddex berri ah ka soconayay.

    Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay Taliyaasha Qaybaha Goboladda Puntland, Sarakiisha iyo Macalimiinta Kuliyadda Carmo, khuburo katirsan Booliiska Puntland, Hogaamadda Booliiska Puntland, Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida, sarakiil ka socotay Hay’adda UNDP, iyo Madaxa UNSOM ee Puntland.

    https://www.facebook.com/Puntlandstatetv/videos/1196936940821635

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.