Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiirka Amniga Puntland iyo Taliyaha Ciidamada Daraawiishta oo la kulmay Shacabka Balli-dhidin (VIDEO)
    Puntland

    Wasiirka Amniga Puntland iyo Taliyaha Ciidamada Daraawiishta oo la kulmay Shacabka Balli-dhidin (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 29, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dawladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan iyo Taliyaha Ciidamada Difaaca Puntland ee Daraawiishta Gen. Yaasiin Cumar Dheere, ayaa kulan la qaatay Waxgaradka iyo Bulshada degmadda Balli-dhidin ee Gobalka Bari.

    Kulanka ayaa looga hadlay xalada amni ee degmada iyo sidii looga qayb qaadan lahaa ka sifaynta argagaxisada ee buuraha Calmiskad.

    Wasiir Gallan ayaa sheegay in Dowladda Puntland ay fulinayso dhamaan baahiyaha bulshada degmadda Balli-dhidin ee Gobalka Bari, isagoona ugu baaqay Shacabka inay la shaqeeyaan Ciidammada Amniga ee howlgalada ka dhanka ah Argagixisada ka bilaabay degmada iyo deegaanada hoos-taga.

    https://www.facebook.com/Puntlandstatetv/videos/356184549180897

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.