Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu dambeeyay ee dagaal u dhexeeya Ciidanka Puntland iyo Daacish (VIDEO)
    Puntland

    Wararkii ugu dambeeyay ee dagaal u dhexeeya Ciidanka Puntland iyo Daacish (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 10, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidammada Amniga Puntland ayaa weli ka wada buuraleyda Calmiskaad ee Gobalka Bari howlgallo culus oo ka dhan ah kooxda Daacish, waxaana maalmihii ugu dambeeyay ka soconayay dhulka buuraleyda dagaalo u dhexeeya labada dhinac.

    Taliyaha Ciidammada PMPF Dowladda Puntland G/Sare Cabdiraxmaan Jaamac Maxamed, ayaa Warbaahinta BBC News Somali warbixin ka siiyey hawlgallada Ciidamada Dowladda Puntland ka wadaan buuralayda Calmiskaad, kuwaasi oo lagu soo af-meerayo firxadka Argagixisada.

    G/Sare Cabdiraxmaan Jaamac Maxamed, ayaa sheegay in dagaalo dhexmaray Ciidamamda iyo Daacish, lagu dilay maleeshiyo kooxda katirsan, sidoo kalena lagu qabtay maxaabiis,iyo saanad ay laheyd kooxda Daacisho, waxaana uu intaas ku daray in Ciidammada Puntland ay burburiyeen saldhigyo ay laheyd kooxda Daacish, oo ku yaalay buuraleyda ku dhow dhow deegaanka Balli-dhidin.

    https://www.facebook.com/826003914191316/videos/5129244780435747
     
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.