Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Axmed Karaash oo kormeeray qaar kamid ah xarumaha Wasaaradaha Puntland (Sawirro)
    Puntland

    VIDEO: Axmed Karaash oo kormeeray qaar kamid ah xarumaha Wasaaradaha Puntland (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 14, 2021Updated:July 14, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland ahna Madaxweyne Ku-xigeenka, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kormeeray Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta, Wasaaradda Caafimaadka iyo Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska.

    Madaxweyne Ku-Xigeenka Dowladda Puntland ayaa warbixin ka dhegaystay masuuliyiinta Wasaaraddaha uu kormeeray iyo waaxyaha kala duwan ee xarumahaasi, wuxuuna bogaadiyay shaqada socota, isagoo faray inay muhimtahay marwalbo in lasii dardargeliyo adeega bulshada loo hayo.

    https://www.facebook.com/plstatehouseofficial/videos/891721891417196
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.