Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiir Xaange “4-tii sanno ee lasoo dhaafay waxaa Puntland laga hor istaagtay Mashriic hormarineed” (VIDEO)
    Puntland

    Wasiir Xaange “4-tii sanno ee lasoo dhaafay waxaa Puntland laga hor istaagtay Mashriic hormarineed” (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 14, 2021Updated:July 14, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Puntland, Cabdiqafaar Cilmi Xaange, ayaa sheegay in 4 sanno ee lasoo dhaafay aysan Puntland helin mashaariicdii hormarineed ee ay xaqa u laheyd, kaddib markii ay is hortaag ku sameysay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Wasiir Xaange oo ka hadlayay Munaasanad lagu daah-furayay ‘5 Mashruuc oo ka mid ah Barnaamijka ILED’ ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ee uu hoggaaminayo Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ay si gaar ah u bartilmaameedsatay Puntland, gaar ahaan dhinacyada Siyaasadda, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada.

    Sidoo kale, Wasiirka Qorsheynta Puntland ayaa xusay in deeqaha caalamka qeybtooda soo marta DFS, laga hor istaagay inay ka fulaan deegaanada Puntland oo ah halka kali ah ee ay ka fuli karaan dalka Soomaaliya, maadama ay tahay deegaanada ugu nabdoon ee Dalka.

    https://www.facebook.com/826003914191316/videos/536820750843151

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.