Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo digniin kasoo saartay cudurka nooca cusub ee cudurka COVID-19 (VIDEO)
    Puntland

    Puntland oo digniin kasoo saartay cudurka nooca cusub ee cudurka COVID-19 (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 15, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    La-taliyaha Wasaaradda Caafimaadka Puntland Dr. Daahir Muuse Cali, ayaa digniin cusub kasoo saaray cudurka safmareenka ah ee COVID-19, kaas oo weli dunida ka jira.

    Dr. Daahir Muuse Cali, ayaa sheegay inay Puntland halis ugu jirto inuu soo gaaro nooca cusub ee cudurka ee Dalta, kaas oo ka dilaacay dalka Hindiya, maadama Dad Hindi ah ay ka shaqeystaan deegaanada Puntland, kuwaas oo dalkooda aada, sidoo kalena ka yimaada.

    https://www.facebook.com/Puntlandstatetv/videos/285900293332352

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.