Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Guddiga Dib-u-heshiisiinta Gobalka Gedo oo soo gaba-gabeeyay kulamadii Garbahaarey (Sawirro)
    Puntland

    Guddiga Dib-u-heshiisiinta Gobalka Gedo oo soo gaba-gabeeyay kulamadii Garbahaarey (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 17, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka & Dimuquraadiyeynta Dowladda Puntland Hon. Mohamed A. Dhabancad oo ka mid ah Guddiga dib u heshiisiinta Gedo ee arrimaha doorashooyinka oo ay weheliyaan xubnaha kale ee guddiga ayaa maantay Magaalada Garbaharey ku soo gabagabeeyey hawlihii wadatashiga bulshada Deegaanka ay la lahaayeen maalmihii la soo dhaafay oo ay u joogeen Gobolka Gedo.

    Kulamada ayaa ku saabsanaa sidii loo abuuri lahaa jawiga qabsoomidda doorashada Federalka ee kuraasta loo asteeyey magaalada Garbahaarey ee Jubbaland

    .Kulan oo ay soo qaybgaleen maamulka, odayaasha deegaanka, haweenka, dhalinyarada, Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi oo ka mid ah isimada dhaqanka Soomaaliyeed iyo masuuliyiinta guddiga dib u heshiisiinta Gobolka Gedo waxaana ugu damayn dadka reer Gedo cadeeyeen inay doorashada diyaar u yihiin waxaana si guul ah oo jawi wanaagsan ah kusoo dhamaaday kulamadii maalmahaaan ka socday Magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo ee Jubaland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.