Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Kumanaan shacab ah ayaa maanta si gaar gaar ah uga tukaday masaajidada xaafadaha kala duwan ee magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland, Salaada Ciidul-adxaa. https://www.facebook.com/826003914191316/videos/857094584933092