Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Baarlamaanka Puntland oo $10,000 ugu deeqay Wadada Garoowe – Godabjiiraan (VIDEO)
    Puntland

    Baarlamaanka Puntland oo $10,000 ugu deeqay Wadada Garoowe – Godabjiiraan (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 22, 2021Updated:July 22, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa 10,000 oo dollar ugu deeqay Wadada Garoowe iyo Godobjiiraan, kaddib codsi ay u gudbiyeen Baarlamaanka Mudanayaasha laga soo doortay Gobalka Nugaal.

    Xildhibaanada ku matala Golaha Wakiillada Gobalka Nugaal ayaa ka codsaday Baarlamaanka in laga qayb-qaato qaaraan uruurinta dhammesytirka waddada u dhaxeysa magaaloyinka Garoowe iyo Godobjiiraan, iyadoona Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa ka cod aqlabiyad ah ku taageeray codsigan, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdiirashid Yuusuf Jibriil.

    https://www.youtube.com/watch?v=k6UCYLnV-Ko
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.