Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyay degmadda Cadale (Sawirro)
    Puntland

    VIDEO: Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyay degmadda Cadale (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 22, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynayaashii hore ee Dalka Sharif Sheikh Ahmed iyo Hassan Sheikh Mohamud, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Cadale ee Gobolka Shabellaha Dhexe, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay. Madaxweynaha Hirshabelle iyo Mas’uuliyiin kale ayaa soo dhoweeyay.

    Safarka Madaxdii hore oo ahaa safar dhulka ah ayaa waxaa saaka ambabaxeen Muqdisho, iyagoo sii maray Degmada Warsheekh iyo deegaano kale, waxaana degmada Cadale ay joogi doonaan dhowr cisho ah, wadatashiyo iyo kulamo ayay la yeean doonaan waxgaradka, siyaasiyiinta iyo bulshada deegaanka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.