Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»XOG: Khilaaf ka dhex curtay Qoorqoor iyo kuxigeenkiisa Cali Ciid
    Puntland

    XOG: Khilaaf ka dhex curtay Qoorqoor iyo kuxigeenkiisa Cali Ciid

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 7, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay Idilnews in khilaaf xooggan uu soo kala dhexgalay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Ciid.

    Khilaafkan ayaa salka ku haya kursiga Aqalka Sare ee ah saamiga Beesha Madaxweyne Kuxigeenka, Wararka ayaana sheegaya in Madaxweyne Qoorqoor uu doonayo in xubinta Aqalka Sare ee Beesha Mareexaan uu u soo qoro qof Villa Somalia laga soo gudbiyay, halka Madaxweyne Kuxigeenka ku doonayo in lagala tashto kursiga uu taladiisa leeyahay.

    Wararka ayaa intaas ku daraya in khilaafka Qoorqoor iyo Ciid uu dib u dhigay ku dhawaaqista liiska xubnaha ku tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee Dowlad Gobaleedka Galmudug oo ah 8 kursi, kuwaas oo Qoorqoor uu shaacin lahaa galabta.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.