Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Bajaajleyda magaaladda Garoowe oo dooratay Hoggaan cusub (VIDEO)
    Puntland

    Bajaajleyda magaaladda Garoowe oo dooratay Hoggaan cusub (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 8, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Bajaajleyda ka shaqeysa magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa maanta doortay Hoggaan cusub, kuwaas oo xilka heyn doona muddo hal sanno ah, kana shaqeyn doona hormarinta Bajaajleyda Garoowe.

    Ergo dhan 78 oo kamid ah mulkiilayaasha bajajta ka shaqeysa magaaladda Garoowe, ayaa ka qeyb-qaadatay doorashada oo aheyd mid gacan taag ah.

    Guddoomiyaha Bajaajleyda Garoowe ayaa loo doortay Maxamed Yuusuf Jaamac oo helay 46 cod, halka Gudoomiye kuxigeenka Bajaajleyda Garoowe loo doortay Cabdirashiid Muuse Maxamed oo helay 31-cod.

    https://www.facebook.com/Puntlandstatetv/videos/814789285887630

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.