Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Chad: 22 qof oo lagu dilay dagaal dhex-maray Beeraleey iyo xoola dhaqato
    Puntland

    Chad: 22 qof oo lagu dilay dagaal dhex-maray Beeraleey iyo xoola dhaqato

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 9, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mas’uuliyiinta dalka Chad waxay sheegeen in 22 qof ay dhinteen halka 18 ay dhaawacmeen kadib markii uu dagaal dhexmaray dad xoolo dhaqato iyo beeraley ku sugnaa gobolka galbeedka ku yaalla ee Hadjer-Lamis.

    Afhayeen u hadlay dowladda oo lagu magacaabo Abdramane Koulamallah ayaa sheegay in ciidamo loo diray gobolka ay dhibataadan ka dhacday si xiisadda ay u dejiyaan.

    Colaadda ka dhex taagan dadka beeraleyda ah iyo carabta xoolo dhaqatada ah ayaa ah mid marar badan soo laba kacleysay oo ay dad badan ku dhinteen.

    Barasaabka gobolka ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegtay in dagaalka uu Sabtidii ka qarxay halkaas kaas u dhexeeyay dadka Boulala iyo bulshada carabta ee xoolo dhaqatada ah.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.