Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Guddi loo saaray khilaafkii baajiyay Ciyaartii Gobalada Nugaal iyo Sanaag
    Puntland

    Guddi loo saaray khilaafkii baajiyay Ciyaartii Gobalada Nugaal iyo Sanaag

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 9, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarda iyo Cayaaraha Dowladda Puntland ayaa Guddi anshax u saartay khilaafkii ka dhashay cayaartii shalay dhexmari lahayd Sanaag iyo Nugaal, kaddib kulan ay xarunta Wasaaradda ku yeesheen masuuliyiinta sare ee Wasaaradda.

    Guddiga ayaa kala ah:

    1. Axmed Daahir Ahmed (gudoomiye)

    2. Cabdulqaadir Cabdullaahi Xassan (Gudoomiye k/X)

    3. Maxamed Yuusuf Maxamuud

    4. Axmed Cali Ibrahim

    5. Maxamed Cabdullaahi Cali

    6. Cabdirisaaq Aadan Warsame

    7. Mohamed Aadan Xirsi.

    Wasaaradddu waxa ay sheegtey in;

    1. In Gobolka Sanaag uu soo gudbiyo qoraal uu ku cadaynayo cabashadooda

    2. In Xidhiidhka Puntland uu soo gudbbiyo warbixin ku saabsan ciyaartii Sanaag iyo Nigaal.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.