Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xildhibaano kamid ah Baarlamaanka Galmudug oo booqday Dekedda Garacad
    Puntland

    Xildhibaano kamid ah Baarlamaanka Galmudug oo booqday Dekedda Garacad

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 20, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa booqday Dekedda Garacad ee Gobalka Mudug, taas oo haatan wajigeedii kowaad uu marayo gabagabo.

    Xildhibaanada ayaa kulan la qaatay masuuliyiinta Shirkadda Wadaagsin ee gacanta ku heysa dhismaha Dekedda, kuwaas oo uga warbixiyay sida ay u socoto shaqada dhismaha Dekedda iyo xilliga la doonayo in lasoo gaba-gabeeyo.

    Dekedda Garacad ayaa dhismaheedu mareya meel wanaagsan, waxaana soo gaba-gaboobay dhismaha jambiga kowaad ee Maraakiibtu kusoo xiran doonto, oo dhan 100-Mitir, kaas oo xariga laga jari doono, waxaana bilaaban doona dhismaha jambiga labaad oo ka kooban 170-Mitir, sida ay sheegeen Injineerada gacanta ku haya dhismaha Dekedda.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.