Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Galmudug oo sheegtay in ay Kaabiga usaaran tahay Guriceel
    Somalia

    Galmudug oo sheegtay in ay Kaabiga usaaran tahay Guriceel

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 21, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa sheegay in maamulkiisu si farsameyn oo aan dadka rayidka ah wax ku gaarin kula wareegi doonaan Guriceel.

    “Ciidamada Dowladda kaabiga ayey ku hayaan, waxay dowladda ku howlan tahay in si farsameyn oo dadka rayidka ah waxba u gaarin markaa in dhawaan guul laga gaaro ayaa la rajeynaya,” ayuu yiri Wasiir Falagle.

    Falagle oo hadalkiisa sii wata,ayaa yiriβ€œDowladda waxay ku howlan tahay dhan walba oo lagu yareyn karo in shacbiga wax gaaran haddey noqon laheyd hab beeleedka, aqoonta iyo hadday noqon laheyd dhan walba oo arrimahaas lagu fududeyn karo wey ku howlan tahay, marna dowladda nabad ma diidin waxay ka hortageysay xad-gudubyada iyo in amniga wax loo dhimo.”

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Maxaa kala soconaa Colaada Sudan?

    October 31, 2025

    Faallo:-Colaada Sudan Puntland qayb kama ahan

    October 31, 2025

    Xog:-Yaa saaray cadaadiska uu ku aaday Jabuti Suldaan Siciid?

    October 29, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Maxaa kala soconaa Colaada Sudan?

    Faallo:-Colaada Sudan Puntland qayb kama ahan

    Xog:-Yaa saaray cadaadiska uu ku aaday Jabuti Suldaan Siciid?

    Faallo:-Loolankii PL iyo Carta rubuc qarni ka hor dhexmaray?

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Baallade Ee Buurta Calmiskaad

    Maalinta dalxiiska Puntland oo sanadkan lagu qabtay Xeebta Mareero

    Faallo:-Islaan Bashiir oo iska diiday casuumadii Geelle

    Xog:-Maxaa kasoo baxay kulankii Reer Mudug iyo Madaxweyne Deni

    Madaxweyne Deni oo kala diray Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Ee PL

    π€π£πšπ§ππšπ‘πš 𝐊𝐚π₯𝐟𝐚𝐝𝐑𝐒𝐠𝐚 πŸ“πŸ•-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ€π’π’π₯π₯𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐰π₯𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐏L.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.