Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Abiy Axmed oo balanqaaday fulinta heshiiska uu lagalay Tigreega
    Somalia

    Abiy Axmed oo balanqaaday fulinta heshiiska uu lagalay Tigreega

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 16, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed,ayaa ballan qaaday in uu si daacad ah u hirgelinayo xabbad-joojintii ay dowladdiisu la gashay mucaaradka ka soo jeeda Gobolka Tigray ee Waqooyiga Dalkaas.

    Hadalkan oo uu markii ugu horreysay jeediyay tan iyo markii heshiiskaasi la kala saxiixday Labo toddobaad ka hor,ayaa Abiy wuxuu baarlamaanka dalkaasi u sheegay in haatan aan loo joogin in laga hadlo Galbeedka Tigray oo Ciidamada Qowmiyadda Amxaarada ay qabsadeen billowgii dagaalka Labada sano socday.

    Inkastoo dagaalka ciidamada federaalka iyo kuwa Tigray uu joogsaday, haddana weli gargaar baniโ€™aadannimo ma gaarin Gobolka, xilli ay Labada dhinac isku raaceen in dib loo billaabo howlihii gargaarka.

    Dhanka kale, Laanqeyrta Cas,ayaa sheegtay in gargaarkii dawo ee ugu horreeyay uu gaaray Gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya tan iyo intii la kala saxiixday xabbad-joojinta.

    ICRC,ayaa sheegtay in labo gawaari xamuul ay Dawo iyo agab kale geeyeen caasimadda Gobolka ee Maqalle.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.