Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Abwaan Jibril oo laga saaray Baarlamaanka Puntland
    Puntland

    Abwaan Jibril oo laga saaray Baarlamaanka Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe, 15 Luulyo 2025 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad, Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 16-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada.

    Fadhiga maanta, Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland waxay cod aqlabiyad leh ku meel-mariyeen 𝗮𝗾𝗯𝗮𝗹𝗮𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗹𝘂𝗺𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘅𝘂𝗯𝗶𝗻𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗚𝗼𝗹𝗮𝗵𝗮 ee Xildhibaan 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱 𝗬𝘂𝘂𝘀𝘂𝗳 𝗝𝗶𝗯𝗿𝗶𝗶𝗹.

    Waxaa Oggol ugu codeeyay 𝟯𝟴 𝗠𝘂𝗱𝗮𝗻𝗲, Diidmo 𝟭 𝗠𝘂𝗱𝗮𝗻𝗲, halka ay ka aamuseen 𝟰 𝗠𝘂𝗱𝗮𝗻𝗲.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.