Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Adis-ababa:-Diyaaradaha dagaalka Ee itoobiya oo fuliyay weerar ka dhan ah Alshabaab.
    Somalia

    Adis-ababa:-Diyaaradaha dagaalka Ee itoobiya oo fuliyay weerar ka dhan ah Alshabaab.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 15, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muqdisho (IDILNEWS), Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in duqeyn cirka oo ay ciidamadeeda ka fuliyeen meel ka mid ah Soomaaliya ay ku dileen ugu yaraan 70 dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabab.

    Warkan oo ay baahisay warbaahinta dowladda Ethiopia taageerta ee Fana ee fadhigeeduyahay Addis Ababa ayaa lagu sheegay in duqeyntan ay ciidamada Ethiopia u fuliyeen si ay u fashiliyaan weerar ay al-shabab qorsheynaysayinay ku qaadaan guutada ciidamada Ethiopia ee qeybta ka ah Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya, ee AMISOM.

    Warkan ayaa lagu sheegay in duqeynta sidoo kale lagu burburiyay laba gaari oo uu hub ugu rarnaa Al-shabab.

    Idaacadda Fana ayaa soo xigatay Taliyaha ciidamada cirka ee Ethiopia General Yilma Merdassa, oo sheegay in duqeynta ay aheyd mid qorsheysneyd oo laga baaraan deggay, isla markaana 100% ujeedadii ay ka lahaayeen ay gaareen.

    Warkan lagu faahfaahin goobta iyo goorta uu weerarkan dhacay, mana jirto cid ka madaxbabaan Ethiopia oo xaqiijineysa.

    Ethiopia ayaa qeyb ka ah dalalka ciidamada ku yaboohay howlgalka AMSIOM. Waxaana ay ka howlgalaan qeybta 3aad ee Gobolada Bay iyo Bakool.

    Ciidamada Ethiopia ee Soomaaliya ayaan lagu aqoon baahinta weerarada ay u geystaan ama ay kala kulmaan maleeshiyada al-shabab ee Gudaha Soomaaliya.

     

     

     

    Xigasho VOA.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    October 26, 2025

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025
    Latest Posts

    No Constitutional or Political Justification for Extending the Term of President Hassan Sheikh Mohamud and the Federal Parliament

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.