Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link “Dowladda Maraykanka, oo kaashanaysa DFS,ayaa bartilmaameedsatay xubin sare oo raadinaysay muddooyinkaan. Ma cadda in ay bartilmaameedkii heleen duqaynta galabta ka dhacday Calmiskaat”Ayaa lagu yiri Warka kasoo baxay Taliska Africom.