Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Afur Wadareed balaaran oo Garowe lagu sameeyay
    Puntland

    Afur Wadareed balaaran oo Garowe lagu sameeyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 20, 2025Updated:March 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: 20 March 2025: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa bulshada Caasimada Garoowe kala qayb galay kulan Afur wadareed ah oo uu soo qaban qaabiyey Duqa Caasimadda Puntland Cabdiqaadir Geedi.

    Afur wadareedka oo ka qabsoomay fagaaraha Caasimada ayaa ujeedkiisu ahaa mid lagu xoojinayey isdhexgalka bulshada iyo soo bandhigista bilicda iyo horumarka ay ku tallaabsatay Caasimada oo hadda yeelatay Wadooyin qurxoon, bilic leh isla markaana loo diyaariyay kulamada bulsho ee noocan oo kale ah.

    Kulanka waxa kasoo qayb galay Goleyaasha Dowladda, Maamulka gobolka Nugaal, kan Degmada Garoowe, siyaasiin, culima’udiin, Dhaqan iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Garowe.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.