Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Agaasimaha cusub ee Sirdoonka Puntland oo wareejiyay xil uu hayay + Sawirro
    Somalia

    Agaasimaha cusub ee Sirdoonka Puntland oo wareejiyay xil uu hayay + Sawirro

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 5, 2022Updated:October 5, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka cusub ee Wasaaradda Qorsheynta Dawladda Puntland, Maxamed Siciid Faroole ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradda ahna Agaasimaha cusub ee Hay’adda Sirdoonka Puntland Jamaal Carab Yuusuf.

    Munaasabadda xil wareejinta oo ka dhacday xarunta Wasaaradda ayaa waxaa ka qeybgalay madaxda iyo shaqaalaha Wasaaradda Qorsheynta iyo masuuliyiin kale.

    Wasiirkii hore ee Wasaaradda, ahna Agaasimaha PISA Jamaal Carab Yusuf ayaa ugu horreyn soo dhaweeyay wasiirka cusub, waxaana uu sheegay in uu ku kalsoonyahay aqoonta, khibradda iyo waayo aragnimada wasiirka cusub ee wasaaradda Qorshaynta,

    Maxamed Siciid Faroole, Wasiirka cusub ee wasaaradda Qorsheynta Puntland ayaa uga mahadceliyay wasiir Jamaal shaqadii baaxada lahayd ee uu qabtay mudaadii uu xafiiska jooogay.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    March 29, 2026

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    March 29, 2026

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    March 29, 2026
    Latest Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

    Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya

    Puntland oo ka gaabsatay hanbalyada isdoorashada Laftagareen

    DFS Oo ka hor timid isdoorashada Laftagareen

    Cabdicasiis Lafta Gareen Oo isku doortay Madaxweynaha KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.