Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Agaasimihii Duulista Hawada Somaliya oo xilkii laga qaaday
    Somalia

    Agaasimihii Duulista Hawada Somaliya oo xilkii laga qaaday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 10, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad (Oomar) ayaa Xilkii ka qaaday Agaasimaha Guud ee Hay’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada Soomaaliya Yuusuf Cabdi Garre (Yuusuf Jaalle),kadib wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa.

    Agaasimaha Hay’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada Yuusuf Jaalle oo hada ku maqan Dalka Dibadiisa ayaa la sheegay in bilooyinkii la soo dhaafay uu aad u xumaa xiriirka ka dhaxeeya isaga iyo Wasiirka Duulista iyo Hawada Soomaaliya Maxamed C/llaahi Oomaar kadib markii ay isku fahmi waayeen arimo khuseeya Shaqada Duulista iyo Hawada Soomaaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wefti sare oo QM ka socda oo gaaray Bosaso

    August 26, 2025

    Ciidamada Difaaca PL oo hawlgalo ka fuliyay Toga Gaaca

    August 26, 2025

    Akhriso:-10% Ardayda Puntland oo ku dhacday Imtixaanka Fasalka..

    August 25, 2025
    Latest Posts

    Wefti sare oo QM ka socda oo gaaray Bosaso

    Ciidamada Difaaca PL oo hawlgalo ka fuliyay Toga Gaaca

    Akhriso:-10% Ardayda Puntland oo ku dhacday Imtixaanka Fasalka..

    Akhriso:-Tobanka Arday Ee ugu sareeya Imtixaanka Dugsiyada Sare Ee Puntland

    Faallo:-Loolanka,gaadmada iyo hardanka Siyaasada Somalida

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Calmiskaad

    Message from the Puntland Defence Forces Headquarters

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Baallade Ee Calmiskaad

    Puntland oo Ciidamo cusub gelisay hawlgalka Calmiskaad

    Warbixin:-Kobaca dhaqaale Muwaadinka Somaliyed 5-tii Sano udanbaysay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.