Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Akhriso: Magacyada iyo Beelaha 11 Sanetor ee ay doorteen Baarlamaanka Puntland
    Puntland

    Akhriso: Magacyada iyo Beelaha 11 Sanetor ee ay doorteen Baarlamaanka Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 11, 2021Updated:August 11, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa maanta doortay 11 Senator ee Puntland ku matalaya Golaha Aqalka Sare ee BJFS, kuwaas oo kuraasta ku fadhin doona 4 sanno ee soo socota.

    Hadaba halkaan hoose waxay Idilnews kuugu soo gudbinaysaa Magacyada iyo Beelaha 11 Senator ee la doortay.

    1. Senator Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, ayaa kasoo jeeda Beesha Majeerteen – Maxamuud Saleebaan – Ciise Maxamuud

    2. Senator Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab, ayaa kasoo jeeda Beesha Majeerteen – Maxamuud Saleebaan –Cumar Maxamuud

    3. Senator Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino), ayaa kasoo jeeda Beesha Dashiisle

    4. Senator Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde), ayaa kasoo jeeda Beesha Dhulbahante – Jaamac Siyaad

    5. Senator Cabdisamad Yuusuf Maxamed (Abwaan), ayaa kasoo jeeda Beesha Majeerteen – Cali Saleebaan

    6. Senator Daahir Ayaanle Siciid, Beesha Majeerteen – Maxamuud Saleebaan – Cismaan Maxamuud

    7. Senator Farxaan Cali Xuseen, ayaa kasoo jeeda Beesha Tanade Daarood (Leelkase )

    8. Senator Seynab Ismaaciil Maxamed, ayaa kasoo jeeda Beesha Warsangeli – Cumar

    9. Senator Cabdiqani Geelle Maxamed, ayaa kasoo jeeda Beesha Yuusuf Daarood (Owrtable)

    10. Senator Samiira Maxamed Xaaji Cawad, ayaa kasoo jeeda Beesha Dhulbahante – Barkad

    11. Senator Sareedo Maxamed Xasan, ayaa kasoo jeeda Beesha Majeerteen – Maxamuud Ibraahin (Reer Maxamuud)

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.