Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Akhriso: Qodobada looga hadlay kulanka Madaxda PL & JL ee Boosaaso
    Somalia

    Akhriso: Qodobada looga hadlay kulanka Madaxda PL & JL ee Boosaaso

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 18, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirka u dhexeeya Dowladaha Puntland iyo Jubbaland, ayaa hada ka socda xarunta madaxtooyada Puntland ee magaaladda Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari, waxaana shirkan looga xaajooniyaa arrimo ay kamid yihiin;

    1.Wax wada qabsiga labada maamul.

    2.Dowlada Dhexe iyo la shaqaynteeda.

    3.Beesha caalamka iyo xiriirkeeda labada maamul.

    4.Amaanka iyo la dagaalanka argagixisada.

    Shirka Golaha Wasiirada labada dhinac, ayaa gogol xaar u noqonaya kulan gaar ah oo Madaxweynaha Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

    Kulanka ayaa marka uu soo gaba-gaboobo la filayaa in laga soo saaro War-murtiyeed lagu cadaynayo mawqifyada labada maamul ee arimaha guud ahaan Soomaaliya iyo kuwa gaarka ahba, kuwaas oo ay kamid yihiin;

    B.Dib u eegista Dastuurka Fadaraalka oo ay laali doonaan dibna ugu dhigi doonaan Dowlada xigta mida hada jirta ee 2021.

    T.Hanaanka lagu galayo doorashada Madaxweyne oo ay mawif iyo qorshe cad ka yeelan doonaan.

    J.Beesha caalamka oo ugu horeeyo Maraykanka oo qorshe ay ku midaysan yihiin hor dhigi doonaan.

    X.Xiriirka Jubaland iyo Imaaraadka oo madmadow jiray laga saari doono.

    Madaxweynaha Jubaland iyo waftigiisa, ayaa lagu wadaa inay dib ugu laabtaan maalinimada burrito Magaalada Kismaayo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.