Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali waxaa uu taliye kuxigeenka ciidanka Darawiishta Puntland u magacabay Siciid Axmed Maxamed (Shoodhe) oo lagu badelay talitye xigeenkii hore Dayr Xaaji Cabdi oo xilka iska casilay. Halkan hoose ka akhriso:-
Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?October 25, 2025