Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Al-Shabaab oo Bilaabay in miinooyin ay ku aasaan Gobalka Shabeelada-Hoose
    Somalia

    Al-Shabaab oo Bilaabay in miinooyin ay ku aasaan Gobalka Shabeelada-Hoose

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 23, 2017Updated:October 23, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Shabeelada hoose Cali Nuur Maxamed oo la hadlay warbaahinta ,ayaa waxaa uu sheegay in Dagaalamayaasha Al-Shabaab ay bilabeen in miinooyin ay ku aasaan Deegaanada ka Tirsan Gobalkaas.
    Sidoo kale waxaa uu Xusay in labo miino dhawaan laga soo saaray inta u dhexeysa ceelasha biyaha iyo Xaawo Cabdi oo kawada Tirsan gobalka Shabeelaha Hoose.
     
    Gudoomiye ku xigeenka gobalka Shabeelada Hoose ayaa Waxaa uu faahfaahiyay Sababta keentay in Al-Shabaab ay miinooyin ku aasan Gobalka Shabeelada hoose,Waxaa uuna Sheegay in Taasi ay keentay kadib markii dowlada federaalka soomaaliya ay dhawaan ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Dagaalamayaasha Al-Shabaab.
     
    Hayeeshee CalI nuur ayaa waxaa uu xusay in dhaq-dhaqaaq ciidan ay ka socdaan Deegaanada Gobalka Shabeelada Hoose,kaasi oo ku aadan sidii Al-Shabaab loogu saari lahaa gobalkaas Meelaha ay kaga Sugan yihiin.
     
    Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa marar badan waxaa ay miinooyin ku aaseen deegaano ka Tirsan Gobalka Shabeelada Hoose,iyadoona inta badan Khasaaraha uu ka soo gaaro Dadka Shacabka ee aan waxba galabsan iyo Askarta tirsan Ciidanka Dowlada Federaalka Soomaliya
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Beesha Warsengeli iyo Dowlada Puntland oo Shir uga furmayo Bosaso

    August 18, 2025

    Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain

    August 18, 2025

    Zelensky oo markale lagu soo dhaweeyay Aqalka-cad

    August 18, 2025
    Latest Posts

    Beesha Warsengeli iyo Dowlada Puntland oo Shir uga furmayo Bosaso

    Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain

    Zelensky oo markale lagu soo dhaweeyay Aqalka-cad

    Ciidamada Difaaca Puntland oo sardar leh uwada Wajiga Afraad

    Yaa umaalgelinaya Itoobiya garoonka diyaaradaha cusub?

    Puntland oo soo saartay Boolis Tayo iyo Tiro sareeya

    Kulankii Taariikhiga ahaa Ee Trump iyo Putin oo bilowday

    Maraykanku miyuu aqoonsanayaa Somaliland?

    Ciidamada Difaaca Puntland oo horumar ka sameeyay Gacanmarinta Godadka

    Kulan Taariikhiya oo dhexmaraya Trump iyo Putin

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.