Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Al-Shabaab oo war kasoo saartay qarax ismaadaamin ah oo ka dhacay duleedka Muqdisho.
    Somalia

    Al-Shabaab oo war kasoo saartay qarax ismaadaamin ah oo ka dhacay duleedka Muqdisho.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 18, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Saddex ruux ayaa ku dhimatay, halka 20 kale ay ku dhaawacmeen qaraxaas oo ka dhacay jidka Afgooye ee galbeedka Magaalada Muqdisho. Dadka dhaawacmay ayaa waxaa ku jira dhowr shaqaale Turki ah.

    Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada weerarka, oo sida ay sheegtay ahaa mid ismiidaamin ah, oo lala beegsaday  goob ay ku sugnaayeen shaqaalaha Turkiga.

    Warbaahinta Al-Shabaab ayaa sidoo kale sheegtay in goobta qaraxa uu ka dhacay ay ku sugnaayeen lix qof oo Turkish ah, ayna dhaawaceen afar ka mid ah, sida ay hadalka u dhigeen, mana jiro wax war ah oo kasoo baxay dowladaha Soomaaliya iyo Turkey, oo ku aadan qaraxa.

    81 qof oo badankood shacab ahaa ayaa ku dhintay weerar 28-kii December ay Al-Shabaab ka fulisay isla waddadan, ayada oo 140 kalena ay ku dhaawacmeen.

    Al-Shabaab ayaa beegsata waddadan oo uu ka socdo dhimshada jid ay maal-gelineyso dowladda Qatar, waxaana qorshuhu yahay inay joojiso dhismahaas.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.