Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Al-Shabaab oo Weeraray Saldhig Ciidan oo ku yaala Barriirre
    Somalia

    Al-Shabaab oo Weeraray Saldhig Ciidan oo ku yaala Barriirre

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 29, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellasda Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada ururka Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada dawladda Soomaaliya ku leeyihiin magaalada Bariirre.

    Masโ€™uuliyiinta Gobolka ayaa sheegay in Al-Shabaab ay adeegsadeen baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, kadibna maleeshiyo hubaysan ay weerareen saldhigga.

    Masโ€™uuliyiintu waxay sheegeen inuu dhacay dagaal laba wareeg ahaa oo qaraar oo u dhexeeya ciidamada dawladda iyo maleeshiyada Al-Shabab.

    Saldhigga Bariirre ayaa ciidamada dawladdu ay Al-Shabaab ka qabsadeen bishii Ogosto, waxaana weerarkan imanayaa iyadoo ciidamada dawladda isku diyaarinayeen inay isku ballaadhiyaan meelo kale.

    Hoobiyaal ayaa sidoo kale la sheegay in Al-Shabab ay kusoo rideen saldhigga ciidamada dawladda ee Laanta Buuro iyaga oo isku dayaya inay ka hor istaagaan in gurmad uu u tago ciidamada Barire.

    Ilaa hadda ma cadda khasaaraha dagaalkan

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.