Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Argagixisada Daacish oo kusoo durkaysa Buuraha Bosaso ku dhow
    Puntland

    Argagixisada Daacish oo kusoo durkaysa Buuraha Bosaso ku dhow

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 2, 2024Updated:May 2, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Bosaso,waxaa kusoo siqaya Nabad-diidka oo kaga soo durkaya dhanka Buuraha Cal Miskaad.

    Ujeedkoodu,waa in ay ugudbaan dhanka Buuraha Calmadow oo ay rabaan in ay kula diriraan Nabad-diidkii kale.

    Buuraha Cal miskaad,waxaa dagaal mudo ku dhexmarayay Labada kooxood Nabad-diidka ah ee Dacish iyo Shabab.

    Dagaalkaas,waxaa kusoo adkaaday Nabadiidka Dacish,waxaana si dhamaystiran looga soo saaray Buuraha Cal Miskaad Shabab.

    Haatan,waxay Shabab kusoo urureen Buuraha Calmadow,iyadoo Dacishtuna rabto in ay uga daba tagto oo ay kula dirirto.

    Nabadidka,waxaa soo gaaray Qalab iyo Hub casriya.

    Dowlada Puntland,waa in ay xogtan oo ay hayso ay ka hawlgashaa si dhakhso ah.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.