Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Askar katirsan CXD oo lasoo taagay Maxkamad (VIDEO)
    Puntland

    Askar katirsan CXD oo lasoo taagay Maxkamad (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 1, 2020Updated:February 1, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamadda darajada kowaad ee ciidanka qalabka sida qeybteeda 60-aad ayaa maanta u fariisatay dacwad ciqaabeedka loo haysto askar ka tirsan qeybta 60-aad ee xoogga dalka.

    Askartan Maxkamaddu u fariisatay dacwad ciqaabeedka loo haysto, oo ah 6 Askari ayaa lagu soo eedeeyay inay Bakhaarka keydka hubka Ciidanka Xoogga dalka kala baxeen santuukh rasaas ah, oo kamid ah hubka lagula dagaalamayay Argagixisada.

    https://www.facebook.com/sntvnews/videos/2590859341197001/

    Lixdan Askari ayaa la sheegay in hubkii ay kala baxeen Keyda hubka Ciidanka, ay ka iibiyeen ganacsato degan suuqa cirtoogte ee Magaalada Baydhabo, waxaana dhageysiga dhinacyada kaddib, ay Maxkamaddu sheegtay inay dib uga dhawaaqi doonto xukunka, sida uu sheegay Guddoomiyaha Maxkamadda ciidanka qalabka sida qeybteeda 60-aad Gaashaanle. Abshir Maxamed Aadan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.